Lorna Fidelia waxay ka shaqaysaa sidii hooyo oo kale balse doorkeedu uu ku egyahay in ay uurka ku qaaddo ilmo dad kale. Waxay dhowr sano ka hor qaadday uurka saddex-mataano ah, haddana waxay doonaysaa inay mar kale ilmo qaaddo.
‘Shaqadaydu waa inaan uur u qaado haweenka aan uur yeelan karin’
bakayle
September 8, 2026