Jimco, Maarso 13, 2026 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in Somaliland ay hadda u gudubtay marxalad cusub oo diiradda lagu saarayo helitaanka aqoonsi caalami ah, kadib markii ay ka gudubtay marxaladihii dhismaha dawladnimada iyo sugidda nabadda gudaha.
Madaxweyne Cirro: “Somaliland waxay u gudubtay marxaladda aqoonsiga caalamiga ah”
zamier372@gmail.com
August 31, 2026