Mas’uuliyiinta Ukraine ayaa sheegay in dhammaan rakaabkii laga daadgureeyay goobta.
Ruushka oo weeraray xaruun tareen oo ku taalla Ukraine, wax yar kaddib markii Boris Johnson iyo mas’uuliyiin kale oo reer Yurub ah ay ka tageen saldhigga.
bakayle
September 13, 2026