Labo haween ah oo asal ahaan Hindiya ka soo jeeda oo da’ada afartan ku jira ayaa markii ay dhasheen waxaa kala qaatay labo qoys oo kala duwan, waxayna ku koreen meel isu dhow dalka Netherlands. Hadda waxaa la ogaaday in ay walaalo yihiin.
Tobannaan sano ayey saaxiibo ahaayeen balse markii dambe waxaa la ogaaday in ay walaalo yihiin
bakayle
September 13, 2026