Wasiirku wuxuu sidoo kale sheegay in dagaallada cusub ee Yemen ay Jabuuti ku keenayaan culays bani’aadamnimo oo sii kordhaya, iyadoo dadku ay ka soo cararayaan Yemen oo ay Gacanka Cadmeed ka soo gudbayaan.
Jabuuti: ‘Ma oggolaan doonno in dhulkeenna loo adeegsado weerarro ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen’
bakayle
September 17, 2026