Ku dhawaaqista Mareykanka ee ah inuu hawada sare geeyay hub ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan nooca hubka hadda yaalla hawada sare iyo doorka ay ka qaadan karaan loollanka quwadaha waaweyn ee ku aaddan gacan-ku-haynta hawada sare.
Waa maxay hubka ay Maraykanku u direen hawada sare?
bakayle
September 17, 2026