Xogta aan halkaas ka heleyo waxay sheeegeysaa, in dadka deegaanku ay arkeen ciidamo jihooyin kala duwan ka soo galaya magaalada, inkastoo uusan jirin dagaal xooggan oo haatan dhex maraya labada dhinac.
Xaaladda magaalada Baydhabo oo saaka kacsan iyadoo iska hor imaadyo laga soo sheegayo magaalada
bakayle
September 3, 2026