Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Gideon Saar, ayaa uga digay Britain inay Israel ka aar-goosan doonto haddii dowladda UK ay cunaqabateyn kusoo rogto Israel, sababo la xiriira qorshayaasha ballaarinta deegaannada Yuhuudda ee Daanta Galbeed.
Israa’iil ayaa ka digtay inay tallaabo aargoosi ah qaadi doonto haddii UK ay cunaqabatayn soo rogto.
bakayle
September 2, 2026