Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

Nukliyeer iyo aqoonsiga Israa’iil ma isku xiran yihiin? BBC oo baaritaan ku sameysay heshiiska nukliyeerka ee Sacuudiga iyo Mareykanka

bakayle September 7, 2026

Qoraalka asalka ah ee heshiiska meelna uguma xusna wax shuruud ah oo Sacuudiga looga baahan yahay inuu ku biiro Heshiisyada Abraham ama uu aqoonsado Israa’iil. Inkastoo waddada lagu kobcin karo yuraaniyamta ilaa 20% ay tahay mid shuruudo iyo marxalado kala duwan leh, haddana si rasmi ah ayay u furan tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *