Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

’11 sano ayaa la’i siinayay daawada kiimikada kansarka aniga oo aan xanuun qabin’

bakayle September 15, 2026

Waxay ahayd waqti aan fogayn tan iyo markii ay la kulantay lammaanaheeda. Waxay ku taamaysay inay shaqo ka hesho ciidanka booliiska. Hase yeeshee, si lama filaan ah, mustaqbalkeedii ayaa mugdi galay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *