Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

Sida Turkigu ugu guuleystay dhexdhexaadinta labada garab ee siyaadda isku haya ee dal Afrikaan ah

bakayle September 15, 2026

Turkigu wuxuu sii wadaa dadaallo diblomaasiyadeed oo firfircoon oo looga golleeyahay in lagu gaaro midnimo siyaasadeed iyo mid militari oo ka dhalata Liibiya. Ujeeddooyinkiisa waxaa ka mid ah ilaalinta guulaha uu ka gaaray heshiiskii xuduudaha badda ee 2019-kii, iyo sidoo kale faa’iidooyinka uu ka helay tamarta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *