Soo saaraha filimka, Zakaria Abshir, ayaa BBC Somali u sheegay in safarka filimku ku gaaray Venice aanu macnaheedu ahayn inuu lumiyay aqoonsigii iyo deegaankii uu ka soo baxay, oo dhul Soomaaliyeed ahaa.
‘Flames of Tradition’: Filim Boorama lagu sameeyay oo Venice lagu soo bandhigayo
bakayle
September 15, 2026