Madax kala duwan iyo dadkii yaqaanay Xaawo ayaa ku sifeeyey qof inta badan waqtigeeda galisay u qumida dadka nugul, horumarinta gabdhaha iyo kor u qaadistooda.
Geeridii gilgishay samafalayasha: Waa tuma Xaawo Aaden Camey oo tiir u ahayd waxbarashada haween badan?
bakayle
September 14, 2026