Xiddiga kubadda cagta adduunka ee Lionel Messi ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha xulka qaranka Argentina, isagoo sheegay in go’aankaasi uu “xanuun ku hayo,” balse “waqtigii uu yimid.”
Lionel Messi oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha xulka qaranka Argentina
bakayle
September 1, 2026