Warbaahinta Mareykanka ayaa Arbacadii diiradda saartay su’aasha ah: halkii la isweydiin lahaa “goorma iyo sidee ayay dagaalku ku dhammaanayaan?”, ma tahay inaan isweydiinno “miyuu dagaalkani isu beddelayaa khilaaf gobolka ka jira oo waqti dheer qaata, kaas oo sababi kara qalalaase weyn oo ku yimaada suuqyada tamarta?”
Maraykanku ma wuxuu u diyaar garoobayaa dagaal cusub in uu galo?
bakayle
September 12, 2026