Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

Maxaa in dumarku caytamaan loogu arkaa mid aad u xun?

bakayle September 9, 2026

Sawirro cusub oo muujinaya haween da’yar oo adeegsanaya ereyo cay ah intii lagu guda jiray dibad-bax ka dhacay Hindiya ayaa dhaliyay dood aan caadi ahayn: Ma loo arkaa inay ka sii daran yihiin ereyada cayda ah marka ay ku dhawaaqaan haweenku?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *