Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

Maxay Netherlands uga soo wareejisay Mareykanka uguna rartay London 86 tan oo dahab ah oo qiimihiisu yahay balaayiin doollar?

bakayle September 4, 2026

Bangiga dhexe ee Netherlands (DNB) ayaa xaqiijiyay inuu balaayiin doollar oo dahab ah uga soo raray Waqooyiga Ameerika una wareejiyay London. Bangigu wuxuu sheegay in go’aankaas loo qaatay sababo la xiriira xiisadaha juqraafi-siyaasadeed ee sii kordhaya iyo hubanti la’aanta ka jirta dunida.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *