Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

Wadahadalladii Putin iyo ergadii Trump oo soo dhammaaday kaddib in ka badan saddex saacadood

bakayle September 6, 2026

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo gabagabeeyay wadahadallo socday in ka badan saddex saacadood oo uu la yeeshay ergada Madaxweyne Donald Trump, kuwaas oo qayb ka ah dadaallada lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *