Xarunta Amniga Badda ee Cumaan ayaa sheegtay in markabka El Gaia, oo sita calanka Panama, Talaadadii loo jiidayay deked ku taalla Cumaan, kaddib markii dab uu ka kacay qaybta matoorka markabka.
Cumaan: Laba badmaaxayaal ah ayaa la la’yahay kadib markii markab shidaal lagu weeraray marinka Hormuz
bakayle
September 15, 2026