Iyadoo oo sii socdo dagaalka ciidamada Xuutiyiinta ee Yemen iyo weerarrada ay kooxdu ku hayso Sacuudi Carabiya, waxaa soo baxay su’aal ku saabsan in Turkiga, oo ka mid ah dalalka saxiixay “Heshiiskii Makka,” lagu qasbi doono inuu dhanka Riyaad istaago.
Malaga yaabaa in Turkigu ku qasbanaado in uu qayb ka noqdo dagaalka ka dhanka ah Xuutiyiinta?
bakayle
September 13, 2026