Mon, Sep 21, 2026
Ad Space - 720 x 100
TOP STORIES
Uncategorized

Waa maxay sababta dadka u muuqda kuwa caafimaad qaba ee ka yar 40-ka sano uu ugu dhaco wadne-xanuunka daran?

bakayle September 12, 2026

Waqtigii hore, marka la maqlo geerida qof u dhintay wadne-xanuun, waxa maskaxda ku soo dhici jiray qof da’ ah, balse hadda xaaladdu way is-beddelaysaa.
Sannadihii ugu dambeeyay, muuqaallo noocan oo kale ah ayaa si weyn ugu faafayay baraha bulshada ee Pakistan, halkaas oo nin dhallinyaro ah oo ku mashquulsan shaqadiisa maalinlaha ah isla markaana u muuqda mid caafimaad qaba, uu si lama filaan ah wadne xanuun ugu dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *